Meheradihii Soomaalida oo lagu boobay Koonfurta Suudaan

      Dagaalka ka bilowday koonfurta Dalka Suudaan wuxuu Keenay  in la boobo ganacsigii xooganaa oo Soomaalidu ku lahaayeen dalka Koonfurta   Suudaan Waxaana khatar galay naftii dadka Soomaaliyeed oo kunoolaa dalkaas. Halka ugu daran oo Soomaalida lagu boobay waa magaalad Bor ee ku taal waqooyiga Suudaan oo aay la wareegeen mucaaradka kasoo horjeeda … Continue reading Meheradihii Soomaalida oo lagu boobay Koonfurta Suudaan